Khilaaf xoogan oo ka dhax jira Masuuliyiinta sar sare ee Wasaarada Gargaarka

Waxaa soo banaan baxay khilaaf xoogan oo u dhaxeeya Masuuliyiinta ugu sareysa Wasaarada gargaarka iyo musiibooyinka Xukuumada Soomaaliya gaar ahaan Wasiirka Wasaarada iyo kuxigeenkeeda. Khilaafkan ayaa waxaa soo banaan bixiyay warqad ay qoreen xubno sheegay in sifo sharci daro ah wasaarada looga eryay , waxa ayna xubnahan ku eedeeyeen Wasiirka Wasaarada Khadiijo Maxamed Diiriye in … Continue reading Khilaaf xoogan oo ka dhax jira Masuuliyiinta sar sare ee Wasaarada Gargaarka